Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

0
1759

Wax ka ogow 20-ka Magaalo ee Dunida Ugu Dadka Badan iyo Tirada Dadka Ku Nool

Tirade dadka ee dunida ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii kordhaysa iyadoo wadamada qaar ay korodhkaas ugu sareeyaan. Dhanka kale magaalooyinka wadamada qaar ayaa si joogta u sii camirmaya waxaana suurto gal in magaalo qudhi ay ka badato tirade umado dalal kale oo dunida ka jira.

Hadaba liiskan hoose ayaanu kusoo koobnay tirada 20 ka magaaalo ee ugu dadka badan sida aanu kasoo xiganay UN ka qaybteeda statisticska ayaa ah sidan;

LARGEST CITIES ON THE PLANET

 Shanghai, China 13.3 million

 Mumbai (Bombay), India 12.6 million

 Buenos Aires, Argentina 11.92 million

 Moscow, Russia 11.3 million

 Karachi, Pakistan 10.9 million

 Delhi, India 10.4 million

 Manila, Philippines 10.3 million

 Sao Paulo, Brazil 10.26 million

 Seoul, South Korea 10.2 million

 Istanbul, Turkey 9.6 million

 Jakarta, Indonesia 9.0 million

 Mexico City, Mexico 8.7 million

 Lagos, Nigeria 8.68 million

 Lima, Peru 8.38 million

 Tokyo, Japan 8.3 million

 New York City, USA 8.09 million

 Cairo, Egypt 7.6 million

 London, UK 7.59 million

 Teheran, Iran 7.3 million

 Beijing, China 7.2 million

 magaaaaaaaaaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here