Magacyada musharixiinta madaxweyne Soomaaliya ee ilaa iyo hadda is diiwaangaliyay

0
650

Muqdisho( QoryaaleNews)  Xarunta Villa Hargeysa waxaa siweyn uga soctay diiwaangalinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha, waxaana ilaa iyo hadda la diiwaangaliyay 12 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Maalinta beri ah ayaa la filayaa galinka danbe in la soo gabagabeeyo diiwaangalinta musharixiinta xilka madaxweynaha sida ku qoran jadwalka doorashada ay soo saareen gudiga qaban-qaabada.

Musharixiinta iliaa iyo hadda is diiwaangaliyay ayaa waxaa ka mid ah :

Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Cabdiqaadir Cosoble Cali.

Maxamuud Maxamed Culusow.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

C/naasir Cabdulle Maxamed.

Bashiir Raagge Shiiraar

Amb. Maxamed Cali Ameeriko

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Jabriil Ibraahim Cabdulle

C/raxmaan C/shakuur Warsame

Xasan Sheekh Maxamuud

Guddiga doorashada madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in isdiwaan gelinta Musharaxiinta ay u socoto si wanaagsan, islamarkaana ay ku rajo weyn yihiin in lagu soo gaba gabeeyo waqtigii loogu tala galay oo ah maalinta beri ah .

Xaafiska Muqdisho QoryaaleNews

qoryaalenews2@gmail.commusharixin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here