Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin Oo ka Hadley Saldhiga Milatari ee Dowlada Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Magaalada Barbera

0
783

Hargeysa( QYN)Suldaanka Guud ee Beesha Bariga iyo Koonfurta Magaalada Hargeysa Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin  ayaa maanta waxaa uu si Adag Uga Hadley Mowqifkiisa ku aadan Saldhiga Milatari ee Dowlada  Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Somaliland Gaar ahaana Magaalo Xeebeeda Berbera.

Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin  Sidaasi waxaa uu kaga Hadley Mar Uu Warbaahinta la Hadley isagoo ku Sugan Magaalada London.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here