Xisbiga Ucid Tacsi Tiraanyo Leh u diraya .

0
677
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo dhamaan golaha fulinta iyo golaha dhexe iyo dhamaan masuuliyiinta xisbiga Ucid, Waxay Tacsi Tiraanyo Leh udirayaan geerida naxdinta leh ee X. Ismaciil Bootaan Abdi oo Hargeisa ku geeriyooday, Allaha how naxariistee marxuumku wuxuu ka mid ahaa ganacsatadii Caanka ahayd ee reer Somaliland Waxaanu qayb muhiima kasoo qaatay nabadayntii dalka.
Ilahay waxaan uga baryaynaa marxuumka in ilaahay naxariistii Jano ka waraabiyo Samir iyo iimaan saadiqana ilaahay kasiiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii iyo dhamaan qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay marxuumku aamiin, innaa lillaahi wa inna ilahayhi Raajicuun.
Allaah Mahadleh
Abdiqani Ibrahim Salaf “Kaptanka”
Xoghayaha xidhiidhka gobalada iyo degmooyinka xisbiga Ucid
Magaalada Burco TogdheerUCID-NEW-LOGO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here