Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ka furay shir loog hadlayo abaaraha dalka:

0
660

Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saakay furay shirka heerka salami ee gurmadka abaaraha, kaasoo ay kazoo qeybgaleen madaxda maamulada dalka, gobolka banaadir iyo wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala Somalia.

Shirkaan ayaa waxaa guddoominayo madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo isugu yeeray in laga soo qeybgalo.

 

shir-abaaro-farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here