Magacaabidda Maamulka Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

0
612

logada kulmiyeXISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

 

 

XARUNTA GOBOLKA MAROODI-JEEX

 

 REF: XK/ 00015/2017                                               Date: 06/03/2017

War-saxaafadeed

 

Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

OG: Gudomiyaha xisbiga kulmiye                            = Hargiesa =

OG: xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye                 = Hargiesa =

OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE                = Hargiesa =

 

Ujeeddo: Magacaabidda Maamulka Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

 

Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmooyinka Daarasalaam, Axmed Macallin Haaruun iyo Guddoonka Garabka Haweenka ee Gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa kadib:-

Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,

Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,

Waxaan maanta oo ay bishu tahay March 6, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmooyinkan Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:

 

  1. Saleebaan Xuseen Cumar inuu ahaado Guddoomiyaha Degmada Daarasalaam
  2.  Subeer Sh. Maxamed Ibraahim inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Degmada Daarasalaam
  3. Muuse Axmed Yaasiin inuu ahaado Xoghayaha Degmada Daarasalaam
  4. Maxamed Jaamac Bullaale inuu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta  Degmada Daarasalaam
  5. Xasan Cabdillaahi Axmed (Qoorgaab) inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada  Degmada Daarasalaam
  6. Ibraahim Cabdi Caynaanshe inuu ahaado Guddoomiyaha Degmada Axmed Macallin Haaruun
  7. Cabdsamad Maxamed Quulle inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Degmada Axmed Macallin Haaruun
  8. Barkhad Cabdi Faarax inuu ahaado Xoghayaha Degmada Axmed Macallin Haaruun
  9. Cabdicasiis Maxamed Raage inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada  Degmada Axmed Macallin Haaruun
  10. Abokor Yaasiin Aadan inuu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Degmada Axmed Macallin Haaruun
  11. Saado Yuusuf Caways inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Gacan-libaax
  12. Rooda Cabdillaahi Maxmed inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamuud Haybe
  13. Aamina Cabdi Raabi inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada 31ka may
  14. Kinsi Cabdi Canbalaash inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Axmed Dhagax
  15. Khadra Shugri Cilmi inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamed Mooge
  16. Rasna Xasan Jaamac inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada 26ka Juun
  17. Faadumo Axmed Faarax inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Axmed Macallin Haaruun
  18. Canab Muxumed Ismaaciil inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Ibraahim Koodbuur
  19. Xamda Cabdi Saleebaan inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Daarasalaam.

 

ALLAA MAHAD LEH.

 

Maxamed Iid Dhimbiil

_________________________________

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here