Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Haadin Doona Golaha Xukuumadiisa, Wasiiro Xilalkooda La Sadqaynayo Iyo Kuwo Darajada Loo Dalacsiin Doono

0
486

madaxweynahaMasuuliyiin Macasalaamayn Doona Tareenka Xukuumadda Oo Cabsi Daris La Noqdey Iyo Digreeto Duco Qabe Xilka Tiri Oo Galafan Doonta Xubno Waheshanaya Tayndaabka Xukuumadda

 

Madaxweynaha Somaliland Muddane Axmed  Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa in uu isku shaandhayn mug weyn kusa meeyo golaha xukuumadiisa, isku shaandhayn tan ayaa galaafan doonta baar  qabo weheshanaya tareenlka xukuumadda  oo wakhti xaadirkan la jaan qaadiwaayay samaha dawladnimadda.
Iskushaandhayntan ayaa galaafandoonta wasiiro culus,

Hogaanka ciidamada iyo agaasiyayaal guud halka badhasaabada qaar la caydhindoono kuwo kalena lays waydaarindoono.

Ilo looga qaateena oo

dhaqdhaqaaqoodadiiradakuhayaayaatibaaxaya in cabsisoowajahdaymasuuliyiinaanbadkasoodhigan in la badalidoonoamalagareebidoonotareenkaxukuumada.

Iskushaandhayntanayaalagumacneeyeyinaytahayxukuumadiikaanbaynkaeexisbigadhalayxukuumadaeekulmiye.masuuliyiintanweydaarandoonamarinkaxukuumadaayaa ah xubnoaankalsoonibadankahaysandeegaanada ay kuabtirsadaantaasoosababunoqotayinaywaayaankursigii ay tareenkasiyaasadakusoofuuleen.

Wasiirradakarkaarka lay waydaarindoonoee ay galaafanaysoseeftaducoqaboxilkadhigayaa ah kuwokamuuqdashaxdanhoose,
Beddel   Iyo XilkaQaadisMagacaabisIyo Beddel

1: WasiirkaWasaaraddaArrimahaGudaha Iyo AmnigaQaranka
YaasiinXaajiMaxamuudXiir (Faratoon)  BedelWasaarad Kale

WasiirkaWasaaradaQorsheyntaQaranka Somaliland  MaxamedIbraahimQabbo
( WasaaradaArimahaGudaha )

2: WasiirkaWasaaraddaDibuDejinta
Cali SiciidReygalXilkaQaadis

HindaJaamacGaani   (WasaaradaDibuDejinta )

3: WasiirkaWasaaraddaQorsheyntaQaranka
MaxamedIbraahimQaboBeddelWasaarad Kale

SiyaasiTiimbaro   ( WasiirkaWasaaradaQorsheyntaQaranka  Somaliland )

4:  WasiirkaWasaaraddaArimahaDibada Somaliland   DrSacad Cali Shire   XilkaQaadis

Jamaal Cali Xuseen     (WasiirkaWasaaradaArrimahaDibbada)

5:  WasiirkaWasaaradaDiinta Iyo AwqaaftaSomalialndSheekhKhaliilCabdilaahiAxmedXilkaQaadis

Ma Hayno

6: AfhayeenkaQasrigaMadaxtooyada Somaliland   XuseenAadanCige (Deyr) XilkaQaadis

MaxamuudDucaale    ( AfhayeenkaMadaxtooyada Somaliland)

7: WasiirkaWasaaraddaGanacsiga Iyo MaalgashigaCaalamigaSomaliland
DrCumarShuceybXilkaQaadis

Cali Xoor -Xoor     ( WasiirkaWasaaradaGanacsiga Iyo MaalgashigaCaalamiga)

8:Agaasimaha WasaaradaDhalinyarada Iyo Ciyaaraha  Somaliland     MaxamedXuseenAxmedDhabeeyeyXilkaQaadis

RoodaCabdiMuuse  (  AgaasimahaWasaaradDhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland)

 

9: AgaasimahaGuudEeWasaaradaCaafimaadka
SaleebaanJaamacDirrirXilkaQaadis

Ma Hayno

10 : TaliyahaCiidadaAsluubta Somaliland
SareeyoGuutoMaxamedCismaanXudhuunBeddel

Ma Hayno

XildhibaanMubaarigYuusufCilmi (Bidhi) ( WasiirCusub )

11:  WasiirkaWasaaraddaKaluumaysiga  Somaliland    Cali JaamacFaaraxBuureedXilkaQaadis

CabdirisaaqWaabariRooble  ( WasiirkaWasaaradaKaluumaysiga Somaliland )

12:  BadhasaabkaGobolkaAwdalMustafeCabdiCiiseShiineBeddelGobol Kale

Ma Hayno

13: BadhasaabkaGobolkaMaroodijeex
CabdilaahiJibriilGaaxnuugBuraaaleBeddelGobol Kale

BadhasaabkaGobolkaHawdIbraahimXasan ( BadhasaabkagobolkaMaroodiJeex

14:  WasiirkaWasaaradacadaalada Somaliland    AxmedFaaraxCadareXilkaQaadis

YaasiinXaajiMaxamuudFaratoon   ( WasaaradaCadaalada Somaliland

15: BadhasaabkaGobolkaHawdIbraahimXasanBeddelGobol Kale

MustafeCabdiCiiseShiine     (BadhasaabkaGobolkaHawd)


IskuSHaandhayntanmadaxweynuhuSoowadoAyaaNoqotay Mid CabsiBadankuRideyMasuuliyiinAanDhaafinXaydaabkaXukuukamada.KuwaasOoWelWelKaQabaInayKaHadhaanTareenkaXukuumada .

Xigasho”Wargeyska Sahan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here