Daawo(Sawiro)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Qaddo Sharaf Ku Maamuusay Beelaha Baha-Ismaacil-Habar Yoonis,Iyo Natiijada Kasoo Baxday

0
634

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Qaddo Sharaf Ku Maamuusay Beelaha Baha-Ismaacil-Habar Yoonis

Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ee kulmiye ahna murashaxa jagada madaxwayne ee xisbiga mudane musse biixi cabdi,qaar kamida golaha wasiirada gaar ahaan wasiirka wasarada warfafinta mudane cisman cabdilaahi saxadiid cadaani, wasiirka wasarada deeganka iyo horumarinta reer miyiga marwo shukri xaaji ismacil baandare,wasiirka wasarada xananada xoolaha mudane cabdilaahi daahir cukuse ,ayaa maanta qado sharaf meeqaamkeedu sareeyo ku qaabilay beelwaynta baha ismaacil oo uu hogaaminaayo Suldanka Guud ee beesha baha ismaaciil suldan maxmud xji c/laahi. Xirsi. Xildhibaan maxmed muxumed c/laahi, afhayeenka beesha baha ismaacil, axmed muuse liiban. Iyo odayaasha dhalinyarada iyo waxgaradka beesha baha ismaacil, qadasharaf uu usameeyey gudoomiha xisbiga kulmiye.

Mjd muuse biixi cabdi. Oo ay wahelinayaa madaxda sare ee xisbiga,hadaba intii lagu guda jiray qadasharafta waxaa uu gudoomiye muuse bixi ka mahaad celiyay sida habsamida leh ay u soo ajiibeen qado sharafta kalana shaqeeyan dardargalinta hawlaha shaqo iyo sidii uu xisbiga kulmiye ugu soo baxi lahaa doorashada fooda inagu soo haysa. Geesta kale suldaanka guud ee beesha baha ismacil,suldaan maxamuud ayaa halkaasi ka hadlay isagoo sheegay Doorka muuqda iyo tageerida ay beesha baha ismacil u hayso xisbiga kulmiye Waxaanay sheegen inay la shaqaynayaan xisbiga kulmiye

4321

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here