Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalidu Ku Dhaqan Tahay Iyo Somaliland

0
442

Ha’yadda saadaasha Hawada  HADMA, ayaa ka digtay khatarta ka dhalin karta roobab waa weyn oo la filayo innay ka da’aan roobab balaadhan, isla markaana maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan meelaha joogiisu aadka u hooseeyo iyo xeebaha inay ka baxaan.

Sidoo kale, maamulka Puntland ayaa sheegay in sadaasha hawada ay sheegayso in meelo ay ka mid tahay Somaliland ay ku soo wajahan yihiin todobaadkan aynu ku jirno roobab waa weyn oo la filayo in guud ahaan dhulka soomaalida ay ka da’aan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here