Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Waramey Roobab Baraf Wata Oo Ka Da’ay Degaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag Iyo Tiradda Xoolaha Ku Le’day

0
690

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay Ayaa Kormeer Ku Tegay Degaanka Siraadley Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag

Degaansi Oo Ay Ka Da,eem Roobab Baraf Wata Oo Xoolihi Ka Galaafatay Boqolaal Qoys Oo  Ka Soo Hayaamay Putland Iyo Gobolada Bariga Somaliland

“Inta Ugu Badan Ee Ay Xooluhu Ka Dhinteen Dadkan Imika Waa Dadkii Halkan Noogu Yimi Oo Ay Ka Nool Yihin Sadex Boqol Iyo Afartan Ay Ka Nool Yihin Dadka Badankiisuna Tabcaan Yihin Oo Saakada Oo U Danabaysay Ay Leeyihin Waxbaa Dhintay Oo Roobku Aanu Shalay Iyo Maanta Aan Curan Hadan Xoolihi Waa Baxayaan Oo Way Dhimanayaan

Degaanada Aanu Soo Marnay Mid Aan Bakhti Ool Ma Jiro Waxaan Ku Qiyaasnay Ilaa 18,000 ILaa 19,000 Neef In Ay Bakhtiyen Run Ahaantii Dadkasi Waa Dad Dhibaatobay Oo Xoolihi Ka Madheen

Sidoo Kale Gudomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay Waxa U Ugu Baaqay Gudida Abaaraha Iyo Xukuumada In Ay U Soo Gurmadaan Dadka Xoolihi Ka Dilay Roobku

“Waxaan Leenahay Dadkaas Ha Loo Soo Gurmado Oo Sida Ug Dhakhsaha Badan Ha Loogu Soo Gurmado Haday Tahay Raritaan La Raro Oo Goobihi La Gaynaayey Loo Raro Oo Goobihi Iyo Tuuloyinkii  Ay Yaalen Ha La Geeyo Waxaan Ugu Baaqayaa Haayadaha Ka Hawl Gala Gobolka Sanaag In Ay Gurmad Deg Dega La Soo Gaadhan Dadkan Masiibadu Ku Dhacday

Barito Sagaalka Oo Buura Waxaa Loogu Baaqay In Ay Yimaadan Gobolka Waxaan Diyaar U Nahay Waxkasta Oo La Qaban Karo Hadii Ilaahay Ka Dhiigo

Bakhtigana Guba Si Aad iidinka Iyo Xooluhuba Uga Bad Baadan Nadaafad Daro Iyo Caafimad Xumo Idin Soo Wajahda’falay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here