Ciidamada Booliska Gobolka Saraar oo Gacanta Ku Soo Dhigay Shuftadi Dhowaan Jidka uu Gashay Bus Ka Yimi Bosaaso

0
378

Ciidamada Booliska Ee Gobolka Saraar Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Sadex Nin Oo La Sheegay In Ay Ka Danbeeyeen Dilkii Axmed Cawil Siciid Oo Dhawaan Koox Shuftiya U Galeen Buundada U Dhaxaysa Oog Iyo Degaanka Guumays Marxuunkan La Dilay Ayaa wade Ka Ahaa Mid Ka Mid Ka Mid Ah Basaska Yaasmiin Group Ee Kala Goosha Hargaysa Iyo Bosaaso Warar Hoose Ayaa Sheegaya In Sadexdan Nin Ay Qirteen Danbiga Loo Haysto
Ciidamada Booliska Ee Gobolkq Saraar Ayaa waa Cusub U Baryay Tan Iyo Intii La Badalay Talyihii Hore Gobolka Sarar
Bulshada Gobolka Saraar Ayaa U Riyaaqay Islamarkaana Soo Dhaweeyey Talaaban Ciidanku Ku Soo Qabteen Danbiilayaashan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here