Daawo: Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Qalab loogu Talo galay Ciidamada Booliska Kala Wareegay Shirkada Waddanigaa Ee Jameeco weyn

0
444

Shirkada Jameeca Weyn Ee Iibinta Qalabka Dayactirka Gaadiidka Ayaa Agab Kala Duwan Ku Wareejisay Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Qalabkaasi Oo Ciidanka U Fududeyn Doona Hawsha Ay Qaranka U Hayaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here