Daawo: Wasaarada Cadaaladda oo Ka Hadashay Maxbuus Ku Geeriyooday Jeelka Weyn Ee Hargeysa

0
363

Wasiiru-dawlaha wasaarada cadaaladda Somaliland Md.Khadar Axmed Diiriye, ayaa ka hadlay maxbuus dhawaan ku geeriyooday jeelka weyn ee magaalada Hargeysa, waxaana uu ka hadlay sababahii uu maxbuuskaasi ugu jiray jeelka weyn ee Hargeysa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here