Kulan laba geesooda Oo dhexmaray Madax dhaqameedka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo ka dhacay Magaalada hargeysa

0
655

Kulan laba geesooda Oo dhexmaray Madax dhaqameedka beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo ka dhacay Magaalada hargeysa Maalintii jimcaha Oo ku beegnayd Shayal

Beesha Ciidagale ayaa hadhimo Sharafeed usameeyey Madaxda dhaqanke beesha dhulbahante Ee deeganada gobolka Sool

Xisbiga ucid ayey horyaalan fursado badan Oo Uu Taageero kaga heli karo gobolada barriga haddii Uu wax kabadal kusameeyo Siyaasadiisa ku aadan doorashada ka dhici doonta Somaliland yadoo siyaasada labada xisbi qaran Ee kulmiye iyo Waddani aanay ka muuqan Fursado Siyaasadeed Oo wax laga badali karo geedi socodka Siyaasadooda

Waxa laga wada warsugayaa kulankani waxa kasoo bixi doona Maalmaha Soosocda yadoo Maalmihii ugu danbeeyey Siyaasada xisbiga ucid ay kamuuqato isbadel balaadhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here