Daawo: Wasiiru Dawlaha Wasaarada Cadaalada Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Maxaabiis Xabsiga Weyn Ee Burco Ku Geeriyooday

0
738

Wasiiru dawlaha wasaarada cadaalada Somaliland Mudane Khadar Axmed Diiriye ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay Maxaabiis Ku geeriyootay Xabsiga weyn Ee Magaalada Burco Oo Uu ku dhacay Cudurka Shuban Biyoodka Wuxuuna sheegay inay  geeriyoodeen 3 maxbuus Inta ilaa hada la ogyahay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here