Daawo: Shirkada Isgaadhsiinta Ee Telesom Oo Noqotay Shirkada Lacagta Ugu Badan Kaga Qeyb Qaadatay Abaaraha ka jira dalka

0
554

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Telesom ayaa Noqotay shirkada lacagta ugu badan kaga qeyb qaadatay Xaaladaha Abaaraha Ee ka jira dalka waxayna bixisay Shirkadu Si Toosa ugu wareejisay guddiga abaaraha lacag dhan 680,000 Dollar iyo 7500 Oo Timira  dhanka kalena waxay shirkadu gaadhsiisay Deeganada Dalka  Deeqo kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here