Daawo: Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Eedaymo Culus dusha ka Huwiyey Wasiirka Caafimaadka Somaliland

0
739

Xildhibaan Mubaarig yuusuf Cilmi (Mubaarig bidhi) Oo ka tirsan golaha deegaanka Ee gobolka Togdheer ayaa Eedeymo Culus Dusha Usaaray Kuna Canaan tay wasiirka wasaarada Caafimaadku Inuu ka gaabiyey wax kaqabashada Xanuunka shuban biyoodka Ee ka dilaacay magaalada Burco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here