“Haddii Ay Socon Waayeen Wadahadalada Aanu La Leenahay Meesha La Yidhaa Xamar, Annaga Dantayda Ayaa Noo Daran” Prof: Cali Khaliif Galaydh

0
542

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo muddooyinkii u dambaysay ku sugnaa magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland ayaa waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay waxyaabaha uu u guulaysan waayeen wadahadaladii uu la lahaa maamulka Xamar.
Cali khaliif waxa sidoo kale ka hadlay dhibaatooyinka ay Puntland ku hayso deegaanadiisa.
Halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here