Maamulka Puntland Oo Dil Ku Fuliyey Todoba Qof+Cidda Ay Ka Tirsanaayeen

0
667

Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu toogtay 7 rag ah oo dhalinyaro u badan oo hore maxkamadda ciidamada Puntland ugu xukuntay dil toogasho.
Dadkan ayaa lagu helay eedo ahaa in ay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab iyo in ay dilal ka geysteen magaalooyin ka mid ah maamulka Puntland.
Qaar Kamida dhallinyaradan la toogtay ayaa la sheegay in lagu qabtay walxaha qarxa.
maaha markii u horeysay ee Puntland dilal ku fuliso dad lagu tuhunsanyahay inay ka tirsanayeen xarakada Al-Shabaab.

177F6F50-17EB-4F46-A9EC-879BBC10C587_w1023_r1_s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here