Qaar ka mida Culimada Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Direy Beelaha Dirirtu ku Dhexmartey Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag

0
431

Culimada Ansaarudiinka Somaliland ayaa Shir Jaraa”id oo ay maanta  ku Qabteen Xaruntooda Magaalada Hargeysa waxay  Baaq Nabadeed U Direen Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku Dhexmartey Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here