DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradda Waxbarashada, Laba Xubnood Oo Madasha Ka Tirsan Iyo Hoggaanka KULMIYE

0
468

Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradda Waxbarashada, Laba Xubnood Oo Madasha Ka Tirsan Iyo Hoggaanka KULMIYE

“Aniga Shaaciyay In Murashaxa Xisbiga WADDANI Diyaar U Yahay Dood Furan Oo Xalaal Ah, Xisbiga KULMIYE Ummadda Wax Cad Ha La Horyimaado Oo Madawga Ha Ka Soo Baxo”. Kaaliyada Saxaafadda  Murashaxa Xisbiga WADDANI.
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa eedaymo u jeediyay dhinacyo been abuur ka sameeyay Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo laga faa’fiyay in dood lagu casuumay. Kaaliyaha Saxaafadda Murashaxa WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo war-baahinya la hadlayay ayaa arrimahaas ka hadlay. Hoos ka DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here