DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Waraysi Gaar ah kaga Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Doorashada,Taageerida Murashaxa Kulmiye,Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha SA

0
489

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xogwaran gaar ah siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland.

Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha ee ka socda Gobolada bari, Sababta uu u Taageero Murashax Muuse Biixi Cabdi,Sida ay tahay Xaaladiisa Caafimaad iyo arrimo kale oo Muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here