WAR DEG DEG AH: Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiillada Somaliland Oo La Doortay

0
507

Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle Oo Kasoo Jeeda Gobolka Awdal ayaa ku guulastay kursiga ku xigeenka golaha wakiillada Somaliland.
Xildhibaan Axmed Yaasiin ayaa 50 xildhibaan codkooda ku guulaystay.
Goor dhow Filo Warkan Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here