Masar: Sawirkii Ugu Dambeeyay Ee Laga Qaaday Haweenaydii Ugu Buurnayd Haweenka Ku Nool Adduunka !

0
624

Haweenaydii lagu tilmaamay inay ahayd haweenayda ugu buuran haweenka Adduunka ee u dhalatay dalkaasi Masar ayaa waxay ku geeriyootay dhakhtarka Burjel ee magaalada Abu-dabi ee dalkaasi Imaaraadka Carabta.

Meydka Iimaan ayaa waxa uu soo gaadhay magaalada Qaahira si halkaasi loogu aaso sawirkan inoo muuqda ayaa waxa uu noqday sawirkii ugu dambeeyay ee laga qaaday Iimaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here