Guddoomiyaha KULMIYE oo magacaabay Guddida Ololaha Heer Qaran ee Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Awdal, Maroodi-jeex, Saaxil iyo Togdheer

0
1449

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga KULMIIYE Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu si rasmi ah u magacaabay guddiyada ololaha ee gobollada Maroodi-jeex, Awdal, Todheer iyo Saaxil.
Magacyada xubnahan oo faahfaahsan ayaa kala ah sidan hoos ku qoran:

Ku: Xubnaha Guddiyada Ololaha Ee Gobollada
Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE
Ujeeddo: Magacaabista Guddiyada Ololaha Gobollada Xisbiga KULMIYE

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 30ka September, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Maroodi-jeex:
—————————–

1. Axmed Cabdi Kijaandhe – Guddoomiye
2. Cabdillaahi Faarax Cabdi – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Maxamed Iid Dhimbiil
4. Maxamed Aw Aadan Wayrax
5. Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi
6. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro)
7. Rashiid Axmed Diiriye (Casayr)
8. Maxamuud Jaamac Warfaa
9. Eng. Xusseen Ibraahim Buuni
10. Cabdirahman Cismaan Caalin
11. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
12. Cabdillaahi Cabdi Cige
13. Maxamed Cabdi Cismaan (Jiir)
14. Axmed Cabdi Daad (Suudi)
15. Cismaan Cabdillaahi Hirad
16. Yuusuf Cismaan Jaan-yar
17. Ilyaas Xusseen Jaamac
18. Cabdixakiim Siciid Bustaale
19. Sitiin Xasan Jaamac
20. Yurub Abiib Cabdi
21. Faadumo Yuusuf Cismaan
22. Kiin Xusseen Madar
23. Nasra Maxamed Cabdillaahi

 

Gobolka Togdheer:
————————

1. Jaamac X. Axmed Cabdi – Guddoomiye
2. Mustafe Maxamed Axmed – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Xasan Cabdillaahi Axmed (Xasan Mataan)
4. Maxamed Cabdiraxmaan Buraale
5. Dayib Xasan Axmed
6. Maxamuud Ismaaciil Bede
7. Cabdillaahi Ismaaciil Faarax
8. Mubaarak Ismail Xaaji Aadam
9. Saleebaan Cabdi X. Cabdillaahi
10. Yuusuf Maxamed Cariish
11. Aadam Ciise Maxamed
12. Faarax Ismaaciil Shire
13. Fawsi Cabdillaahi Dirir
14. Cabdinaasir Axmed Xirsi
15. Maxamed Cabdillaahi Siciid
16. Mubaarak Yuusuf Cilmi
17. Mahad Maxamed Cawaale
18. Cabdiqani Axmed Khaliif
19. Mubaarak Cabdi Qaybdiid
20. Farxaan Maxamed Cabdi
21. Cabdi Axmed Siciid
22. Cabdoo Axmed Aayir
23. Xasan Cismaan Ismaaciil
24. Deeqa Maxamed Biixi
25. Busaad Siciid Kabadhe
26. Aamina Cabdiraxmaan Cismaan
27. Sabaad Aar Kaahin
28. Nuura Yaasiin Cali

 

Gobolka Awdal:
———————-

1. Axmed Xaaji Daahir Cilmi – Guddoomiye
2. Maxamed Ibraahim Madaar – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Cabdiqaadir Daahir Axmed
4. Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
5. Maxamed Cabdillaahi Obsiiye
6. Cabdillaahi Ibraahim Habane
7. Cabdirisaaq Waaberi Rooble
8. Mustafe Faarax Abraar
9. Cismaan Xasan Aw Cali
10. Mahdi Xusseen Cadar
11. Muuse Cismaan Dhagowayne
12. Ayaan Cali Cumar
13. Cali Xaamud Jibriil
14. Khadra Ibraahim Cabdalle
15. Cabdi Siciid Faahiye
16. Maxamed Dayib Sh. Jaamac
17. Nuux Daahir Camuud
18. Mustafe Cali Nuur
19. Maxamed Xusseen Maydhane
20. Hibo Maxamed Dheere
21. Rooda Cali Nuur
22. Siraad Cabdillaahi Cilmi
23. Deeqa Faarax Cadaawe
24. Raxma Cabdi Dhimbiil

Gobolka Saaxil:
———————

1. Cabdillaahi Abokor Cismaan – Guddoomiye
2. Maxamed Rooble Diiriye – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac)
4. Cumar Aadan Kaahin
5. Xusseen Jaamac Warsame
6. Mustafe Xasan Cismaan
7. Cabdiraxmaan Cawil Xasan
8. Maxamed Cumar Axmed
9. Ibraahim X. Cabdi Cilmi (Duufaan)
10. Cismaan Cabdi Barkhadle
11. Cali Ciise Xaaji Xirsi
12. Yuusuf Cali Nuur
13. Rooda Axmed Yaasiin
14. Khadar Maxamed Taako
15. Maxamed Cabdillaahi Cabdi
16. Mawliid Aadan Jaamac
17. Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse
18. Xaliimo Xusseen Yuusuf
19. Maxamed Daahir Xasan
20. Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran)
21. Maxamed Axmed Ismaaciil
22. Cabdillaahi Cali Xirsi
23. Maxamed X.Maxamuud Maxamed

 

Fiiro – gaar ah: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobol ka.

ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here