Taareerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Baligubadle iyo Guud ahaan Deegaanada kala duwan ee Gobolka Hawd ayaa maanta Si Mug iyo Miiisaanleh u Muujiyey Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye

0
1125

Taareerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Baligubadle iyo Guud ahaan Deegaanada kala duwan ee Gobolka Hawd ayaa maanta Si Mug iyo Miiisaanleh  u Muujiyey Taageerada Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye iyo Murashax jagada Madaxweyne ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi

Xubno ka mida Golaha Wasiiirada Somaliland ayaa magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd kaga qaybgaley Ololaha Maalinta labaad ee Xisbiga Kulmiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here