Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka hadlay ololaha xisbiga iyo xogogaalnimada uu dheeryahay dhigiisa

0
779

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa maanta, waxa uu ka hadlay ololaha iyo isu-soo-baxyada taageerayaasha xisbiga oo uu u mahadceliyey, farriina u diray maalmaha u dhiman iyo xogogaalnimada uu dheeryahay murrashaxiinta dhiggiisa ah ee la loollamaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here