WAR DEG DEG AH:- Guriga Wasiirka Madaxtooyada Oo Uu Dab Qabsaday Hadda +Miyuu jiraa Wax Khasaare Ah

0
1383

Guriga Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayuu goor dhawayd dab ka kacay.

Gurigan oo ku yaala badhtamaha magaalada Hargaysa gaar ahaan Afaafka hore ee laga galo xaafada State-house-ka ayaa waxa uu dabku ka kacay gudaha hore ee guriga.

Ciidanka dab-damiska caasimada Hargaysa ayaa soo gaadhay guriga kuwaasi oo ku guulaystay inay bakhtiyaan dabkaasi.

Lama oga khasaare inuu jiro  hasa-yeeshee Saxaafadda ayaa loo diiday inay galaan guriga iyada ay hadda ku suganyihiin ciidamada ilaalada madaxtooyada kuwaasi oo aan ogolayn in cidi gasho.

La soco goordhow wixii warar ah ee kasoo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here