WAR DEG DEG:- Golaha Wasiirada Oo Immika Lagu Dhawaaqay, Siyaasiyiin La Filayay Oo Laga Dhexwaayay liiska+Yaa Ku Jira?

0
1374

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadda ku dhawaaqay golihiisa wasiiradda ayaa waxa kamid ah wasiirada cusub;

1. Yaasiin Faratoon: Wasaaradda waxbarashada
2. Maxamed Kaahin Axmed: Wasaaradda arrimaha gudaha
3. Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf: wasaaaradda Caafimaadka
4. Yuusuf Maxamed Cabdi: Wasaaradda Maaliyadda
5. Sacad Cali Shire: Arrimaha dibadda
6. Sheekh Khaliil: Diinta iyo Awqaafta
7. Axmed Muumin Seed: Horumarinta beeraha
8. Cabdirashiid Xaaji Ducaale: Hawlaha Guud
9. Yuusuf Mire Boos: Dhalinyarada iyo CIyaaraha
10. Dr. Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi: Isgaadhsiinta
11. Maxamuud Xasan Sacad Iidle: Ganacsiga
12. Hinda Jaamac Gaani: Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
13. Xasan Gaafaadhi: Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga
14. Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo: Warfaafinta
15. Saleebaan Cilmi Koore: Biyaha
16. Shukri Baandare: Deegaanka
17. Cawaale Ibraahim Shirwac: Qorshaynta
18. Ciise Axmed Yuusuf: Gaashaandhigga
19. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid: Cadaaladda
20. Jaamac Maxamuud Cigaal: Macdanta iyo Tamarta
21. Cabdillaahi Abokor Cismaan: Gaadiidka iyo Jidadka
22. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi: Dastuurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here