DEG DEG:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Haggaan Cusub Doortay, Yaa Loo Doortay Guddoomiyaha?

0
987

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo maanta shir waynihii lixaad ku yeeshay hotel Ambasador ayaa doortay hoggaan cusub.

Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa markale noqday guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland. Halka guddoomiye ku xigeenna loo doortay Yaxye Sheekh Ismaaciil.

Sidoo kale, Sakariye Axmed Muxumed ayaa loo doortay xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.

15 Xubnood oo Saddexdan masuul kamid yihiin ayaa loo doortay guddida fulinta ee saddexda sanno ee soo socota

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here