Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland Oo Warbixin ka soo saarey Dabkii ka Kacay DegmadaTog-wajaale

0
1592

aliye Ku-Xigeenka Ciidanka Dab-damiska Qaranka Somaliland Cabdixamiid Faarax Iidle Oo uu Weheliyo Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dabdamiska Somaliland Cabdiqaadir Cumar Xaashi ayaa siwada jira faahfaahin Uga Bixiyey Sidii ay Uga Hawlgaleen Daminta Dabkii ka kacay Magaalo Ganacsiyeedka Tog-wajaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here