Halkan Ka Daawo Sawiradi Dekedda Muqdisho oo lagu qabtay dawo iyo raashiin dhacay:

0
726

Marwo Basmo Caamir Axmed, gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka Arrimaha Bulshada iyo agaasimaha Waxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka Dowladda Hooe ee Xamar ayaa  howlo kormeer ah waxey  ku tageen Dekada Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha iyo xubnaha wehlinayey ayaa intii ay kormeerka ku jireen waxa ay gacanta ku dhigeen raashin dhacay oo kujiray Dekedda iyo sidoo kale Daawo iyana dhacday.

Marwo Basmo Caamir Axmed Guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada oo goobta ka hadashay ayaa amartay in la gubo raashinkaasi iyo Dawada oo ahaa kuwa dhacay oo hadii aan laga hortagi lahaa Bulshada saameyn ku yeelan lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here