Gudoomiyaha Degmada Oodweyne Cabdixaakin xabsi ku ah Magaalada Hargeysa iyo Xildhibaanadi Oodweyne weli xidhan,

0
443

Waaxa ilaa Hada xidhan  Xildhibaano ka tirsan  Golaaha Degaanka Magaalada Oodweyne oo ku Jira Xabsiga iyo Gudoomiyaha Degmada Oodweyne oo isna isku kiis yihin Xildhibaanada Degmada Oodweyne oo Dawlada ku tidhi waxad ku tahay maxbus Gurigaaga iyo magaalada Hargeysa tan inti la jaray Xadhiiga internetka Cabelka  oo leyahay Ganacsadaha Ina Aw Siicid oo ninka ku bixiyay hantiidisi  sidi Muse Bixi Madaxweyne uga noqon lahaa Somaliland

Waxaa  magaalada Oodweyne tahay Bilaa Gudoomiye  ilaa hadana lama maxakabadayn   xubnaha uu xidhan inay nin muwaadina jaren xadhiigisi .

 

Xidhibaanka hadi la xidhaayo waa in golaaha Degaanka xasanada ka qada ,dabeetana la maxakabadeeyo  lagu cadeeyo kiiska loo haysto.

 

waxaa indhaha lagu haya waxaa laga yelo xildhibaanada xidhan .waa xildhibaanadi ugu horeyay tan iyo inti Muse Bixi madaxweynaha noqday la xidhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here