Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro ka Hadlay Ex Wasir Cali Sanyare oo Maanta ku geeriyooday Hargeysa

0
918

Ilaahay Haw Naxaariste Wasirki hore Qorshaynta Cali Sanyare oo ku geeriyooday Dalka Swiisarland   iyo Masuuliyin u ka mid yahay Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi o ka hadlay Geerida Marxumka .

 

Gudoomiye Cabdiraxmaan waxaa umada Somaliland ka tacsiyadeeyay Geerida Marxuumka .si gaara waxaa u tacsiyadaynaya isago ku hadlaya afka xisbiga iyo tageerayasha Wadani eheladi iyo qarabadi Marxuun Cali Sanyare inu samir iman alle ka siiyo isagana jano fardoowsa geyo.

Inaali Laahi Waa Inaali Laahi Raajicun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here