Khilaaf Soo kala dhex galay Wasirka Gadiidka iyo Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland iyo Guddi loo saray

0
648

Waxaa ilo Xogagaala noo sheegen in khilaaf soo kala dhex galay Wasirka Gaadiidka Cabdilaahi Abokor iyo Mareeyaha Hayadda Wadooyinka Somaliland  oo isku haya awood maroorsi .

Khilaafkan ayaa  waxaa dhex galay Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo ilaa hada xal ka gadhin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here