Gudoomiyaha Degmada Burco Maxamed Murad iyo Dawlada Hoose Burco ku fashilantay 18 May 2018 ka dib marki ay calamadi iyo astaamihi ay xafada Magalada Burco u qaybin jiren diday

0
1319

Waxaa Maanta lagu isugu soo Baxay isa Soo baxay dadku iskood isu Abaabulen  haday tahay Iskuulada iyo Haday Tahay Wasaradaha Dawlada iyo Ganacsatada balse waxaa manta la tabay ama goobti la maraayay ku yara astaanka Calanka iyo Agabka Somaliland .

Waxaa Maanta hagraday Burco Gudoomiyaha Degmada Burco oo diday in calamo iyo Astaanta Qaranka u qaybiyo magalada Gaar ahan afarta Waxood Burco ka kooban tahay Maxamed Cali .Shiikh Bashir .Farax Omar iyo Lixle

 

Waxaa Maanta Dadweynaha Reer Burco kala qayb galay munaasabada 18 MAY Madaxweynaha Kuxigenka Somaliland .Wasirka Horumarinta Caafimadka iyo Wasirka Cadalada iyo Gudoomiyaha Hayada Barakacayasha

 

Cabdixaafid Cali Nuux

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here