War Deg Dega Mamulka Putland Oo Saka Subaxi Hore Cidanka Qaranka Somaliland oo Dhulkooda Ku sugan soo Weraray iyo dhirbaxada ay la kulmen

0
956

Wararka Hada Jida hore laga soo sheegayo in marlabaad ay puntland soo weerartay Somaliland salaadii subax ka dib rasaastuna ay Si toosa u soconayso Somaliland Laba Meelood Laga Soo weeraray.

Wararka anu helayno ayaa sheegaya in Cidanka Difaaca Somaliland ay dhirbaxo labad ku dhuften Cidanka Cadowga Putland Ee Bisha barakaysan Ramadan Werarka soo Qadaya

 

 

wixii warar dheerada ah Goor dhow kala soco

Qoryaalenews.net

Jida Hore Tukaraq/Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here