War Naxdin leh :Wiil Soomaali ah oo aabihii dilay oo xukunka lagu xukumay”

0
744

Magaalo la yiraahdo Asker oo ku taala dalkaasi Norway, ayaa maxkamad ku taala waxaa ay wiil soomali ah ku xukuntay in lugu hayo goobaha dadka dhimarka ka xanuunsan.
Wiilkan ayaa waxaa uu dil u geeystay sanadkii 2016-kii.

Hase ahaatee kooxaha caafimaadka u qaabilsan kuwa geeysta falal dambiyeedka ayaa sheegaya in wiilkani aannu xanuunsaneyn maskaxiyan ee uusan u baahneyn xarrumahooda lugu hayo. Maxkamadu waxaa ay ku adkeeysatay xukunkeeda kuna dooday in xilliga falkan dhacayey aan maskaxdiisa joogin. Ma ahan markii ugu horeeysay oo dhalinayaro dalkaasi ku nool ay dil u geeystaan waalidkood. Sanad ka hor ayey aheyd markii gabar dhalinyarro ahi ay mindi ku dishay hooyadeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here