Deg Deg Boqor Buurmadow Oo Xoriyadiisii Dib U Helay

0
726

 

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed Boqor Buurmadaw Oo Bilihii Ugu Danbeeyay Ku Xidhnaa Xabsiga Weyn Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Xoriyadiisa Dib U Hellay Maanta

Boqorka Oo Maxakamada Racfaanka Soomaliland Ku Xukuntay 3 Sanno Oo Xadhig Ah Ayaa Hadda Kusoo Baxay Cafis Uu U Fidiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Boqor Cismaan Buurmadaw Sii Deyntiisa Ayaa Kusoo Beegmaysa Xili Xaalada Degaanada Ceelafweyn Oo Boqorku Kasoo Jeeda Aad U Kacsan Tahay Waxaana La Filayaa Inuu Wax Weyn Ka Qabto Xaaladaha Colaadeed Ee Degaanada Ceelafweyn

Sidoo Kale Boqor Cismaan Buurmadaw Oo Si Weyn Ula Soo Shaqeeyay Ololihii Madaxweyne Muuse Waxaa La Eegi Doona Bal Wajiga Cusub Ee Xadhiga Kadib Boqor Buurmadaw Kula Shaqeeyo Xukumada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here