Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filaayo Inuu Safar Ugu Baxo Gobalada Bariga Iyo Wakhtiga Uu Bixi Doono.

0
676

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu tobaadka soo socda uu safarkiisii ugu horeeyey uu ugu bixi doono gobalada Bariga Somaliland

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu safarkiisa ka bilaabi doono magaalada Burco isla markaana uu tagi doono gobalka Sanaag .

Sidoo kale xogaha safarka madaxweynaha laga helaayo ayaa sheegaya in safarkiisa ay ka soo horeyn doonto isku shaandheyn uu ku sameeyey golihiisa wasiirada 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here