Ciyaartoyga Maxamed Salaax oo la siiyay jinsiyad cusub iyo dalka u yahay

0
1017

 

Hoggaamiyaha dalka Jejnia Ramzan Kadyrov ayaa ku dhawaaqay in ciyaartooyda Liverpool Maxamed Saalax la siiyay jinsiyad sharafeed.

Salaax ayaa ku sugan dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo koobka kubadda adduunka, goobta tabobarkiisana waa magaalada Grozny ee caasimadda jamhuuriyadan Ruushka ka tirsan ee Jejnia.

Mar sii horeysay ayay kulmeen Salaax iyo Kadyrov oo lagu eedeeyay in uu ciyaartooyga u isticmaalayo ujeeddooyin siyaasadeed.

Kooxda Masar ayaa wajihi doonta Sucuudiga, waxaana la filayaa in ay usoo taloowdo is reebreebka qeyb ka mid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here