“INA BOQORTII NAAZIGA OO DHIMATEY” Gudrun Himmler with her father, Heinrich Himmler, in Berlin in 1938. “Daddy has found it terribly difficult with the incredible amount of work,” she wrote in her diary in 1945. “The Führer will not believe that the soldiers will no longer fight. Still, perhaps everything will turn out fine.”CreditAssociated Press By Richard Sandomir July 6, 2018. “Do you know how many people your father cremated at Dachau?” a British officer asked young Gudrun Himmler during a postwar interrogation in 1945. “Gudrun Burwitz” inantii uu dhalay Heinrich Himmler oo ahaa madaxii ururkii yuhuuda sida xun u xasuuqay moofeeyayna o bishii hore ku geeriyootay magaalada Munich ayaa la xaqiijiyay dhimashadeeda shalay. wxa ay dadeedu ahay 88 sano. Gudrun waxa ay dhalatay sanadkii 1929kii waqtigii uu naasigu xooga uga kacsanaa wadankan Jarmalka. waxa dhalay ninkii ugu cabiidsanaa ururkii iyo xukunkii Naziga, Himmler kaaso oo haystay urukii lagu magacaabi jiray SS oo u xil saarnaa inuu xasuuqo dadkii markaa aan aaryanka ahayn oo ay ugu horeeyeen Yuhuudu iyo wax alla waxiii aan indho buluuga iyo timo Blonde ah aan lahayn. Himmler oo ah aabaha inantan waxa waxa uu aas aasay xeradii waynayd ee ku taal duleedka magaalada Munich iyo tii ugu Weyned oo ku taalay Poland halkaasoo oo kku dhawaad malaayiin qof lagu moofeeyay. inantan waxa ay ku soo kortay nolol aad u heer saraysa waxaana waagii ay yarayd lagu naanaysi jiray boqorada Naziga. taas oo ilaa hadda inta ay ka dhimanaysay nolosheeda aanay ka bixin kana toobad keenin waxyaabihii waagaas ay yarayd la aaminsiiyey iyo noloshii waagii Hitler. waxa ay xidhiidh la lahayd ururada Neonazi ama Naaziga cusub waxa aana ay aaminsanayd inay mar uun dib usoo bixi doonaan, taaas oo sababtay inan warar badan lagu soo qaato inay marwo Gudron geeriyootay iyadoon wali Naazi soo bixin. waxa ay sidoo kale ku jirtay urur u adeegi jiray dadkii lagu xukumay xabsi daaimka ee ka qayb qaatay idlaynta dadka waagii Hitler. hadda 100 sano kadib dhamaadkii dagaalkii 1aad ee dagaalkii aduunka waxay ku beegantay xiligii la aas aasay ama bilowgii waqtigii xisbigii Naziga. marka maanta waqtigaas la barbar dhigo waxa wadadii Naziga haya ururka AFD kaas oo bar tilmameed ka dhigtay soo galeetiga iyo islaamka. ma aaminsantahay inuu jarmalka dib ugu soo laaban doonto xagjinimo sidii tii waagii Hitler ah?
M.Essa Maygag Plotical Analysis Germany.