War Deg Dega”Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo Warqad U gudbiyay Madaxweyne Muse Bixi iyo Waxay Xanbarsan tahay Warqadaasi

0
1317

Tan iyo intii la magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Tinbaaro ayaa Gobolka Waaxa ka tagna Cabashooyin aad u fara badan oo beelaha dega Sanaag qar ka mida Madaxweynaha usoo gudbiyen Cabashooyin iyo cadaadis lagu hayo iyo manasabyadi Gobolaka Sanaag ay ka hayen oo laga safeeyay.

Gobolka tan iyo inti u yimi Sanaag Badhasaab Tinbaaro  oo mudadi u joogay xilal badan ka qaday beelaha uGu degaanka balaadhan Gobolka Sanaag oo xilki uGu danbeeyay laga qada u noqday Taliyihi Cidanka Bada Ee Gobolka Sanaag oo lagu badalay nin kale taasina waxay kentay inu Tinbaaro dhex ka noqon Gobolka Sanaag  oo beeshasi Cabasha ka gudbiyen Tinbaaro isla markana la kulmen Madaxweyne Muse Bixi  oo ay hor dhiigen liiska Magaacyada iyo xilalka ay ka hayen Gobolka Sanaag ee laga qaday iyo inay fara madhnan ka tagan yihin Gobolaka Sanaag ay leyihin aqlaabiyada dhulka iyo Degmooyinka uu ku fadhiiyo Gobolka Sanaag  .

Madaxweyne Muse Bixi ayaa an waxba kala socon xilalka reerka laga qaday una garabay .

 

Hadaba Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Tinbaaro ayaa ku fashilmay Gobolka Sanaag isla markana warqad uu istiqaalad oo xilka kaga dagayo u gudbiyay Madaxweyne Muse Bixi Didayna inu soo raco Waftiigi Madaxweynkuxigenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici hoogaminayay oo ku sugan hada CelAfweyne halka Tinbaaro uu joogo Magaalada Hargeysa .

ilaa hada Madaxweyne Muse Bixi kama aqbalin istiqaalada  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here