CajiibWariyaal Jaceylkooda Tv Live ku Muujiyey Kenya News Soo wada Jeedinaya

0
697

CajiibWariyaal Jaceylkooda Tv Live ku Muujiyey Kenya News Soo wada Jeedinaya

Dalka Kenya waxaa markii ugu horeysay shaashadaha wararka kasoo muuqanaya lammaane is qaba oo si wada jir ah war u akhrinaya.

Gabadha caanka ah ee taleefishinada ka hadasha Lulu Xassan ee afka Sawaaxiliga ayaa waxaa kusoo biiraya saygeeda Rashi Cabdalla oo markii hore ay ka hawlgalayeen labo taleefishin oo kala duwan.

Rashid ayaa kusoo biiraya taleefishinka Citizen oo ay Lulu ka shaqaynaysay, islamarkaasna ay qof kale lasoo jeedin jirtay barnaamijka caanka ah ee Nipashe

“Soo dhowoow Rashid, fadlan ha is martiyayn” ayay tiri Lula oo ninkeeda Rashid la daadihineysa barnaamijka Nipashe Weekendi.

“Waa daadihin iyo iskaashi wanaagsan” ayuu ugu jawaabay, isaga oo intaas ku daray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here