DAAWO-Cabdiraxmaan Faroole oo Codsaday In Soomaaliland Laga Qanciyo Wixii ay Tabanayso.

0
604

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo Garoowe shir jaraa’id ku qabtay ayaa waxa uu ka hadlay dedaalada lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland iyo kala qaadista ciidanka labada dhinac.

Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya uu kala hadlay sidii loo soo afmeeri lahaa khilaafka u dhexeeya labada dhinac iyo inay dedejiso dedaalada nabadda ee lagu baajinayo dagaal dhexmara Puntland iyo Soomaaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here