General Indha Qarshe Oo Ciidamada Maamul Gobolleedyada Cagta Marinaya iyo Mamulka Putland ku amray inay ka amar qatan

0
1258

adib Khudbadiisii Maanta Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed General Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) uu ka jeediyey Munaasabadii uu xilka kula wareegayey ayuu kaga hadlay Dhowr Qodob.

Waxa uu sheegay inay Dawlada Dhexe iyo maamul Gobolleedyada ka doonayaan wada shaqeyn dhaw si buu yiri looga adkaado Al Shabaab.

Taliye Indho Qarshe waxa uu tibaaxay in Ciidamada Maamul Gobolleedyada looga baahan yahay inay kudaba feylaan Dawlada Soomaaliya si hal Amar lagu wada shaqeeyo.

Generalka waxa uu ballan qaaday inta xilka uu hayo inuu ku dedaali doono soo saarida ama cudud ciidan inuu dalka u sameeyo oo Amnigiisa gacan bir ah ku qabta.aliyaha markii 2aad Xilkaan loo dhiibay ayaa hore loogu Eedeeyey inuu Garaamkii Ciidanka Meliteriga lunsaday dad badan oo Dalka iyo Dadkana shaqo fiican u hayey Ceeriyey Garaamkii ay lahaayeena u diiday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here