Abwaanad Naciimo Qorane Oo Jeelka Gabiley Dhawaan Cafis Madaxweyne lagaga soo dayay oo Ka Yaabsatay Dad Badan Oo Ay Isku Arkeen Dalka Rwanda iyo Calanka Soomaaliya ku jeni qadan.

0
1586

Abwaan Naciimo Qorane Oo hadda Ku sugan Caasimada Waddanka Rwanda Ee Kigali ayaa waxay soo hagoogatay Calanka Soomaaliya.

Waxa dad badan ay isku arkeen Goob Caro lagu tuurayey oo Laami la saarayey Banaanka Magaalada Kigali.

Abwaan Naciimo waxay sheegtay in dadka badankood ay weydiiyeen Soomaaliya iyo sida ay tahay.

Waxay uga warantay inay Soomaaliya Qani tahay oo Kheyraad bad iyo dhul alle ku maneystay.

Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Internet-ka ayey Dawlada ugu baaqday in Xoogga Shacabka laga faa’iideysto oo Dalka laga wada qeyb qaato dhismihiisa.

Isku duubnida iyo wax wada qabsiga ayey aad uga hadashay oo ay Soomaalida ka codsatay inay Dalkooda dhistaan

Abwaan Naciimo Qorane Oo hadda Kusugan Caasimada Waddanka Rwanda Ee Kigali ayaa waxay soo hagoogatay Calanka Soomaaliya.

Waxa dad badan ay isku arkeen Goob Caro lagu tuurayey oo Laami la saarayey Banaanka Magaalada Kigali.

Abwaan Naciimo waxay sheegtay in dadka badankood ay weydiiyeen Soomaaliya iyo sida ay tahay.

Waxay uga warantay inay Soomaaliya Qani tahay oo Kheyraad bad iyo dhul alle ku maneystay.

Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Internet-ka ayey Dawlada ugu baaqday in Xoogga Shacabka laga faa’iideysto oo Dalka laga wada qeyb qaato dhismihiisa.

Isku duubnida iyo wax wada qabsiga ayey aad uga hadashay oo ay Soomaalida ka codsatay inay Dalkooda dhistaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here