Halkan Ka Daawo:Wasiirka Biyaaha Saleebaan Cali Koore Oo Hadaladii U Adka Ka Jeediyey Burco

0
856

Wasirka Wasarada  Biyaaha Saleban Cali Koore oo Togdheer Curyaamiyay marku Badalay Isuduwihi Wasarada Biyaha Togdheer Cali oo mudadi joogay si fiican u shaqeeyay oo badalay halka u kensaday isuduwe wada shaqaystan.

Sido kale waxaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Bulshada Burco uga digen kala hadlen in hadu Gobolka khalad hore ka galay inaanu badalin Mareeyaha Wakaalada Biyaha Burco oo mudadi joogay wax badan ka qabtay Biyaaha Burco sido kale daynti faraha badanayd lagu lahaa Wakaalada bixiyay 100%60  waxaa si toosa Wasir Koore u badalay mareeyihi waxanu kensaday Mareeye an aqoon u lahayn Biyaha isla markana ah Macaalin balse danta kaliya ka leyahay tahay in lacagta Dadweynaha Burco laga qada in Jeebka Salebaan Koore ku dhacdo.waa sababta raga u kenay waana nasib Daro Burco ku dhacday .madaxweynuhu wax ka qabto .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here