Halkan Ka Akhriso: Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedan Xukummada Madaxweynaha Degaanka ETHIOPIA Somali State Md Mustafe Cumar Magacaabay

0
5039

Halkan Ka Akhriso: Magacyada Iyo Qabiilada Ay Ka Soo Jeedan Xukummada Madaxweynaha Degaanka ETHIOPIA Somali State Md Mustafe Cumar Magacaabay

1-Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar Dh/buur/ Ogaden (Reer Isaq)
2-Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim Shiniile (Ciise)
3-Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi Fiiq/ Ogaden(Reer Amaadin
)
4-Wasiirka Maaliyadda Mudane mubashir Dubad Jigjiga jidwaaq (Abaskuul)
5-Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi Jigjiga jidwaaq (Bartire)
6-Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse Doollo (Majeerteen)
7-Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed Shiniile (Ciise)
8-Wasiirka Beeraha Mudane C/qaadir iimaan Af-dheer (Aw-qudub)
9-Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi Wardheer/ Ogaden (Makahiil)
10-Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan Qoraxey/ Ogaden (Reer Warfa)
11-Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi Ogaden (Reer Warfa)
12-Wasiirka Qurbajoogta Muadne Habib Xaaji Ogaden (Maalin-guur)
13-Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim Jigjiga (Gadabuursi)
14-Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq Liban (Dagoodi)
15-Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar Af-dheer/Ogaden (Cowlyahan)
16-Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan Af-dheer (Gure)
17-Wasiirka Maxamed Fatax M/X/ ka Hor. Masiibooyinka (DPPB) Qoraxey/ Ogaden (Bahgeri)
18-Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali Jigjiga jidwaaq (Yabare)
19.Zaynab xaaji aadan M/X/ Haweenka Doollo (Dhulbahante)
20-Wasiirka TVET Mudane C/raxmaan ciid Daahir Jigjiga (Isaq)
21-Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed Jigjiga (Geri Koombe)
22-Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji Jigjiga (Hawiye)
23-Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib Jigjiga (Gabooye)
24-Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali Libaan (Gare)
25-Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali ……….
26-Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Eng Sacaada Giire Shiniile (Ciise)
27-Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi. Godey/ Ogaden (Cabdalle)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here