Sinéad O’Connor oo ah heesaa caan ah oo ayaa ku dhawaaqday in ay qaadatay diinta Islaamka.

0
579

Fannaanaddan oo aad loogu xasuusto heestii aadka looga daba dhacay1990 eeNothing Compares 2 U, waxayna sheegtay in ay magaceeda badashay oo la baxday shuhada.

Fariin ay Twitterka soo dhigatay ayay Muslimiinta uga mahad celisay taageerada ay u muujiyeen.

Waxay sheegtay in ay go’aankan qaadatay iyadoo caqligeeda kaashanaysa, waxayna soo dhigtay muuqaal ay aadaamayso.

Khamiistii ayuu imaam Shaykh Dr Umar al-Qadri soo bandhigay muuqaalka ay fannaanadu ilaahay ugu mahadcelinayso.

bbc Somali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here